Dalal ay Soomaaliya ku jirto oo iska bixin waayay Qaaraanka xubinnimada Qaramada Midoobay

Qaramada Midoobay warqad kasoo baxday 11-ka bishan Janaayo ee 2022-ka, ayaa lagu shaaciyay in 11-dal ay ku jirto Soomaaliya ay iska bixin waayeen Qaaraankii xubinnimada Qaramada Midoobay. Dalalka ku midoobay Qaramada Midoobay ayaa laga qaadaa qaaraanka xubanimada, waxaana Soomaaliya safka hore kasoo gashay dalalka ku guuldareestay in ay bixiyaan qaaraanka halisna ugu jirta in laga … Continue reading Dalal ay Soomaaliya ku jirto oo iska bixin waayay Qaaraanka xubinnimada Qaramada Midoobay